oori
Appearance
leeyahay maqaal dul oori |
Seey
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali
[wax ka badal]Magac
[wax ka badal]- waa naagta uu qab nin (1).
- waa qofta dumar ee uu guursado qof nin ah (3).
- waa naagta seeyga u yahay nin (2).
Erey La Micno ah
[wax ka badal]Ereyga Oori waxaa la micno ah xaas oo si isku mid ah loo isticmaali karo.
Tarjumaad
[wax ka badal]
Erayo La Xidhiidha[wax ka badal]
Synonyms[wax ka badal] |