Jump to content

oori

Ka Wiktionary
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.


leeyahay maqaal dul oori

Seey

Xubnaha Qoyska
Seey
Oori
Qoys Dhamaystiran
Hooyo
Aabo
Wiil
Gabadh

Af soomaali

Magac

Oori

  1. waa naagta uu qab nin (1).
  2. waa qofta dumar ee uu guursado qof nin ah (3).
  3. waa naagta seeyga u yahay nin (2).

Erey La Micno ah

Ereyga Oori waxaa la micno ah xaas oo si isku mid ah loo isticmaali karo.

Tarjumaad

Erayo La Xidhiidha

Synonyms