gabar
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay gabadh)
Gabar
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali
[wax ka badal]Magac
[wax ka badal]Gabar, Gabadh waa jinsiga dhediga ee dadka, gaar ahaan da'da dhexe ah. Gabadh waa qof dumar oo da' yar, gaar ahaan inta da'doodu ka yar tahay 25 sano. Gabadhu waxay ka mid tahay xubnaha qoyska.
Tarjumaad
[wax ka badal]
|
Qoyska
[wax ka badal]Gabadhu waxay ka mid tahay ilmaha qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabaha iyo hooyoada. Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa wiilasha iyo qaraabada.