Jump to content

lab

Ka Wiktionary

Lab

Somali Wikipedia waxaa ku jira maqaal ku saabsan Labka
Dadka

Nin Naag

Jinsiga

Lab Dhedig

Xubnaha Qoyska

Seey Oori

Qoys Dhamaystiran

Hooyo Aabo

Wiil

Gabadh

Xubnaha Kale ee Qoyska
Waalid

Adeer Abti Eedo Habaryar Awoowe Ayeeyo Abkow Mocooyo

Walaal

Aboowe Abaayo


Af soomaali

[wax ka badal]

Lab

  1. waa jinsiga labeed ee dadka iyo xayawaanka.
  2. waa qof ama xayawaan leh xiniinyo, dhikilo ama qoodho.

La mid ah

[wax ka badal]

Tarjumaad

[wax ka badal]

Erayo La Xidhiidha

[wax ka badal]