gabar
Gabar
Xubnaha Qoyska |
Qoys Dhamaystiran |
Af soomaali
wax ka badalMagac
wax ka badalGabar, Gabadh waa jinsiga dhediga ee dadka, gaar ahaan da'da dhexe ah. Gabadh waa qof dumar oo da' yar, gaar ahaan inta da'doodu ka yar tahay 25 sano. Gabadhu waxay ka mid tahay xubnaha qoyska.
Tarjumaad
wax ka badal
|
Qoyska
wax ka badalGabadhu waxay ka mid tahay ilmaha qoyska reer leeyahay, waxaana waalid u ah aabaha iyo hooyoada. Dadka kale ee qoyska ka tirsan waa wiilasha iyo qaraabada.