Lobamba waa caasimada boqortooyada Swasiland waa magaalda koowaad ee boqortooyadaas yar.magaalda waxa kuyaala golaha sharci dejinta iyo xafiisyada dawlada oo dhan. dadka kunool magaaldan waxa ay gaadhayaan 5800 kun oo qof magaaldani waxa ay caan kutahay xafladaha iyo karnafaalda faraha badan ee lagu qabto
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.