Cashir
Appearance
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/14/Lizard_Collage.jpg/220px-Lizard_Collage.jpg)
Cashir (Af Ingiriis : lizard; Af Carabi : ar) (magaca Sayniska: Lacertilia) waa xamaarato oo ka yar iyo ka afgaaban yaxaas, oo dunida oo dhan ku nool marka laga reebo qaarada Antarktika. Cashirka ee dunida ugu weyn waa xayawaanka Komodo. Waxaa bah-hooseya noocyada cashirooyinka in ka badan 7000 nooc ee cashir. orodka cashirada waa mid saableydooda leexleexisa. [1]
Raadraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Cooper, William E. Jr. (2010). "Initiation of Escape Behavior by the Texas Horned Lizard (Phrynosoma cornutum)". Herpetologica. 66 (1): 23–30. doi:10.1655/08-075.1. S2CID 84653226.