Ardogrol
Amiir gaazi ardogrol bek bin suleymaan shah al tukumaani (afka carabiga: الأميرُ الغازي أرطُغرُل بك بن سُليمان شاه القايوي التُركماني) (afka turkiga: Ertuğrul Gazi) macno ahaan magaca wuxuu iska saaran yahay erayga "Er" oo macnaheedu yahay qof halyeey ah [1] iyo erega "tuğrul" oo laga wado dafada oo ka mid ah shimbiraha wax ugaarsado awoodna leh [2]
Ardogrol | |||||
---|---|---|---|---|---|
Kaabaha qabiilka kaay | |||||
Tenure | 1230-1281 | ||||
Xilka kaga horeeyay | Suleymaan shaah | ||||
Xilka kaga dambeeyay | Cusmaan gaazi | ||||
Dhashay | 1191 Khilaad | ||||
Dhintey | 1280 Sogut | ||||
Xaaska | Xaliima khaatuun | ||||
| |||||
Aabo | Suleymaan shaah | ||||
Hooyo | Hayma khaatuun | ||||
Diinta | Islaam suni، xanafiya، |
Waa aabaha cusmaan gaazi aasaasaha dawlada cusmaaniyiinta
Taariiqdiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wax badan lagama oga taariiqdiisa
waxay ka soo jeedaan aasiyada dhexe, Waana qabiil turki ah oo la yiraahdo kaay, waxay dagi jireen buuraha altaay iyo bada qazwin inta u dhaxeyso, duulaamadii tataarka awgeed ayee uga soo qaxeen dhulkooda, waxay dageen meel u dhaw magaalada khilaad, mudo kadib duruufo jira awgeed waxay u guureen darta dijla, halkaas ayuu ku dhintay kaaba qabiilkood suleymaan shaah, qabiilka wuu qeybsamay ardogrol oo ahaa mid ka mid ah wiilasha suleymaan shaan iyo inti raacay waxey u guureyn magaalada arzanjaan, wuxey la kulmayn dagaal u dhaxeeyay salaajiqada oo hugaaminaayay calaaudiin iyo khawaarzimiyiinta, ardogrol wuxuu la saftay oo taageeray calaaudiin,[3]calaaudiin wuxuu ugu abaal guday ardogrol inuu dajiyay meelo u dhaw ankara, ardogrol garab istaagiisa ayuu siiwaday markii dambe suldaankii salaajiqada ayaa siiyay mandiqada sogut ee xuduudka biriizanda,[4] wuxuuna u magacaabay ilaaliyaha xuduudka,[5] ardogrol ayaa ku qaaday weeraro badan dhulka biriizanda, dhufeesyo qaar ayuu ka qabsaday wuxuu dhintay sanadii 1281[6]
Qabrigiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sogut waxaa ku yaalo qabuuro loo nisbeeyo ardogrol iyo wlaalihiisa
darajeentiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]musalsalka qiyaamatu ardogrol uu soosaaray maxamad buuzdaag ayaa lagu soo bandhigay taariqda ardogrol waxaana matalay booska ardogrol jilaaga anjiin altaay
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ {{استشهاد ويب|مسار=https://www.almaany.com/ar/dict/ar-tr/er/%7Cعنوان=ترجمة ومعنى er بالعربي في قاموس المعاني. قاموس عربي تركي مصطلحات صفحة 1|موقع=www.almaany.com|لغة=en|تاريخ الوصول=2017-10-11|الأخير=Team|الأول=Almaany|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20190422234829/https://www.almaany.com/ar/dict/ar-tr/er/%7C
- ↑ {{استشهاد ويب|مسار=https://www.almaany.com/ar/dict/ar-tr/tuğrul/%7Cعنوان=ترجمة ومعنى tuğrul بالعربي في قاموس المعاني. قاموس عربي تركي مصطلحات صفحة 1|موقع=www.almaany.com|لغة=en|تاريخ الوصول=2017-10-11|الأخير=Team|الأول=Almaany|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20190422234228/https://www.almaany.com/ar/dict/ar-tr/tuğrul/%7C
- ↑ تاريخ الدولة العليّة العثمانية، تأليف: الأستاذ محمد فريد بك المحامي، تحقيق: الدكتور إحسان حقي، دار النفائس، الطبعة العاشرة: 1427 هـ - 2006 م، صفحة: 115 ISBN 9953-18-084-9
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedكوبرولي
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedمحمد سهيل
- ↑ أ.د. محمد سهيل طقّوش: تاريخ العثمانيين من قيام الدولة إلى الانقلاب على الخلافة: صفحة 26 ISBN 978-9953-18-443-2