Jump to content

Daqiiqad

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:09, 28 Mey 2015 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Badal qurxin ah)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Daqiiqad

Daqiiqad (Ingiriis: Minute) waa cabir ka mid ah halbeega lagu qiyaaso wakhtiga. Sidoo kale daqiiqad waxay ka mid tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega taas oo lagu tiriyo wakhtiga.

Hal daqiiqo waxay u dhigantaa lixdan (60) ilbiriqsi.

Cabirka Daqiiqad

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • 1 daqiiqo = 0.01666667 saac
  • 1 daqiiqo = 0.0000019 sanad