Daqiiqad
Appearance
Daqiiqad
Daqiiqad (Ingiriis: Minute) waa cabir ka mid ah halbeega lagu qiyaaso wakhtiga. Sidoo kale daqiiqad waxay ka mid tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega taas oo lagu tiriyo wakhtiga.
Hal daqiiqo waxay u dhigantaa lixdan (60) ilbiriqsi.
Cabirka Daqiiqad
- 1 daqiiqo = 60 Ilbiriqsi
- 1 daqiiqo = 0.01666667 saac
- 1 daqiiqo = 0.00069444 maalin
- 1 daqiiqo = 0.0000019 sanad