Qumbe
Appearance
Qumbe | |
---|---|
Geedka qumbaha | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Angiosperms |
(darajo la'aan): | Monocots |
(darajo la'aan): | Commelinids |
Dirka: | Arecales |
Bahka: | Arecaceae |
Bahka hoose: | Arecoideae |
Qabiilka: | Kokoeae |
Duulka: | Kokos |
Noocyada: | C. nucifera |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Cocos nucifera Carl Linnaeus |
Qumbe (Af Ingiriis : coconut; Af Carabi : ar) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa geed ka tirsan qoyska dhirta baalmka. Sidoo kale qumbuhu waa dhirta kaliya ee loo yaqaano bahda Kokaha.[1][2]
Hordhac
Geedka qumbuhu waa dhir si dabiiici ah iyo dhaqasho leh uga baxda meelo badan oo caalamka ah. Qumbuhu wuxuu caan ku yahay isticmaalka cunto ahaan iyo ka sameynta noocyo badan oo waxyaabaha la isku qurxiyo ah.[3] Dad badan oo ku dhaqan deegaanada kuleylaha aduunku waxay si toos ah u quutaan midhaha geedka qumbaha, halka tiro kale oo badan u beertaan isticmaalada kale ee ka midka tahay saliida, caanaha iyo sharaabka midhaha qumbaha.[4]
Sawiro
-
Jirridda qumbaha
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Royal Botanic Gardens, Kew. Cocos. World Checklist of Selected Plant Families.
- ↑ Beeton, Isabella. pp. 258–60. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . Purdue University, NewCROP - New Crop Resource. 1983 http://www.hort.purdue.edu/newcrop/duke_energy/Cocos_nucifera.html. Soo qaatay 4 June 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Paniappan S (December 12, 2002). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Todobaad 15, 2012. Soo qaatay January 16, 2012. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin)