Jump to content

Portal:Carabta

Ka Wikipedia
بسم الله الرحمن الرحيم
بسم الله الرحمن الرحيم

Hadda waxaa wikipedia carabta ku jira, insaykolobediyaha xorta ah 2 maqaalo xirrir la leh Carabta

 


Carabta waa laan ka mid ah shucuubta samitik asaas ahaan waxay degaan Dhulka Carabta labadiisa qaybood Aasiya iyo Afrika marka lagu daro xeebaha bari ee Afrika, Iiraan iyo Turkiga iyo dalalka loo haajiro.

Carab waa ruux kasta ee af-kiisa hooyo yahay Af-Carabi ama aabihiis carab yahay. In laga helo tiro yar oo carab ah tro ahaa marka loo eego dhammaan daafaha Aduunka.
(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)
  Maqaal xul ah
Farguri Carbeed waa fan qaabeeya qorista ee dhammaan luqadaha oo ay adeegsato Xarfaha Carabiga. Waxa ay gooni la tahay qorista Af-Carabiga ahaansha mid isku xiran kaasoo ka dhigaya in ay waafaqdo kasbashada qaabab handaseed kala duwan marka la eego dhanka dheereenta iyo soo celinta iyo isku milanka. Fanka farguriga carabiga waxaa loo adeegsadaa qurxinta masaajidada iyo qasriyada, sidoo kale waxaa loo adeegsadaa sharraxaadda buugaagta gaar ahaan quraanka. Arrinkaan waxaad aad usoo dhaweeyay farshaxannada Muslimiinta sabab la xiriirta shareecada oo aan oggolayn sawiridda dad ama xoolo gaar ahaan meelha cibaadada iyo kutubada quraanka.

Waxaa jira aragtiyo badan oo ay qabaan baarayasha kuna saabsan asalka uu ka soo farcamay Farguri Carbeed

...Kayd dheeraad...


  Qof xul ah
  Dal
 Ma ogtahay

... . In aasaasaha cilmiga kimistariga uu ahaa Carab Muslim ah, Jaabir Bin Xabbaan

 Sawir xul ah
Naqshad farshaxan ah Nabi Maxamed scw ee albaabka Masjidka Nabiga
...Kayd Dheeraad...
 Qeybaha
Ma jiraan wax laamaha qaybaha ah
 Partal Bahwadaag
 Tirakoob


Magaalada Dalka Tirada Carabta La aasaasay Sawir
Qaahira  Masar 17,856,000 969 m
Qaahira
Qaahira
  Mashaariic bahwadaag ah