Kul
Appearance
- Kani waa maqaal ku saabsan Kuleylka. Qoraalo kale fiiri "Kulul".
- Boga Kuleyl halkan ayaa laga soo toosiyay.
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/d/da/171879main_LimbFlareJan12_lg.jpg/220px-171879main_LimbFlareJan12_lg.jpg)
Kul ama Kuleyl (Ingiriis: heat; carabi: حرارة) waa heerkulka shay, curiye, walax ama wax kasta leeyahay. Cilmiga Fisikisku wuxuu kulka ku sharaxay awood socota oo u kala gudbeeysa labo walxood oo heerkulkoodu kala sareeyo.
Heerkulka waxaa lagu qiyaasaa Salsiyas (celsius) ama Kelfin (kelvin).