Nancy
Appearance

Nancy waa magaalo ku taala dalka Faransiiska.waxa aykatirsantahay Gobolka Lorraine dadka kunool waxa ay gaadhayaan ilaa 410 kun oo qof Taariikhda magaaladu waa mid aad u fog waxa ay kusimantahy 800 sano kahor Dhalashaddii Nabi Ciise C.S
Booqo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Nancy. |