Jump to content

Kalandarka Miilaadiga

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Miilaadi)
Nofeembar
Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco
1
2 3 4 5 6 7 8
9 10 11 12 13 14 15
16 17 18 19 20 21 22
23 24 25 26 27 28 29
30
2024

Kalandar, Maalintiris (Af Ingiriis : calendar; Af Carabi : ar‎) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Bilaha Miilaadiga

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Maanta waa

23 Nofeembar

2024 M


21 Jumada al-awwal

1446 H


3 Azar

1403 SH


[cusbooneysiin]

Bilaha Miilaadiga:

  1. Janaayo
  2. Febraayo
  3. Maarso
  4. Abriil
  5. Maajo
  6. Juun
  7. Luuliyo
  8. Agoosto
  9. Sebteembar
  10. Oktoobar
  11. Nofeembar
  12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]